Qeexid
"Gaddoonka muuqaal iwm oo ku dhaca walxaha."
Qeexid Xigta
Wax cusub oon hore u jirin oo soo kordha.
"Gaddoonka muuqaal iwm oo ku dhaca walxaha."
Wax cusub oon hore u jirin oo soo kordha.
Wadaag:
Wax muuqaalkoodii iyo siday ahaayeen ka gaddoomid.
f.mg1
-elay, -eshay
Wadaag:
ld beddelid. Dhaafsashada wax wax kale la dhaafsado.
ld beddelid. Wareejinta qof meel uu hawl ka hayey laga wareejiyo iyadoo meel kale la geynayo.
B. ah: qof meel uu hawl ka hayey laga wareejiyo iyadoo meel kale la geynayo si uu hawshii halka uga si wato.
m.l
Wadaag:
(c.cimi.) Isbeddelka ku dhaca cadaadiska gibilka kaas oo ka dhaca bar gaar ah iyo waqti gaar ah, badanaa saddex saacadood, oo ka horraysa, indha indhayn lagu sameeyo gibilka.
m.l
Wadaag:
(kiim.) Isbeddelka ku dhaca walax; kaas oo la xiriira dhinaca dhismaha kiimikaad; kuna yimaada atammada molikuyuulka oo kordha, yaraada ama dib-u-habayn sameeya.
m.l
Wadaag:
(-wyo, m.dh) (baay.) Unug taranka dhammayska ah ee socda ee xayawaanka lab, kaas oo soo saaraan xiniinyuhu. Wuxuu ka koobanyahay qayb madaxa oo leh bu' dhiman iyo akrasoom, kaas oo u oggolaada xawada inay gasho, ukunta markay bacrimintu dhacayso, qayb dhexe oo leh mitokondoriya siisa tamarta dhaqdhaqaaqa iyo qayb dabo ah oo u samaysan qaab hore u socodsiiya xawada.
m.l
Wadaag: