Qeexid

"(-llo, m.dh) Meesha dadka jirran lagu daaweeyo lana seexiyo. ld cisbitaal, cusbitaal."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga isbitaal oo kali ah:
  • Dhaawacyadii Jameecada Masjidkaasi ayaa waxaa la waayay meel Xalay lagu daweeyo,kadib markii ay Xirmeen Wadooyinkii loo mari jiray Goobaha Cisbitaalada,sida Keysaney iyo Madiina.
  • Dadka qaraxa ku dhaawacmey ayaa haatan lagu dabiibayaa isbitaalka Magaalada Bosaso waxaana dhakhaatiirta isbitaalku noo xaqiijiyeen in dhawacyadoodu inta badan ay yihiin kuwo sahlan.