Qeexid
ld isbuturin.
ld isbuturin.
magac / noun
Lab / masculine
f.mg2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Caro iyo islaweynaan awgeed gaar u bixid (qof).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg isbuturi. ld isbuturis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Is b.: qof caro iyo isla weynaan awgeed gaar u istaagid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: I.kayga, i.kaaga iwm: qof laftiisa, nafta tiisi ah iwm.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
mu.dhm.ly
Qeexid: magacuyaal layeele oo falka ku celiya falsameeyaha, taasoo macneheedu yahay in yeelaha iyo layeeluhu isla mid yihiin.
Qeexid Xigta: magacuyaal layeele oo dhacdada falka wadaajiya dhowr ruux ama waxyaalo kale.
mu (magacuyaal) - magacuyaal (pronoun) [Qeyb: naxwe]
dhm (Dhimman) - Dhimman (clitic) [Qeyb: naxwe]
ly (layeele) - layeele (object) [Qeyb: naxwe]
e.d
Qeexid: Erey xoolaha lagu yiraahdo kolka la doonayo inay dib u noqdaan ama leexdaan.
e (Erey) - Erey (word) [Qeyb: naxwe]