"eeg iscaddiir."
Wadaag:
Wax si toos ah u abbaarid.
f.mg1
-ray, -rtay
(-rro, m.dh) ld catiir (2).
m.l
Daymo kulul oo wax lagu eego.
eeg ilgiir2.
m.dh
eeg isfantatiir2.
m.f.dh
eeg iscasil.
Qof jago iwm oo uu hayey iskiis u wareejin.
-ilay, -ishay
Xil iska wareejinta qof uu iskiis isaga wareejiyo jago iwm oo uu hayey.