Qeexid
"Nafley badan oo socota midba mid ka dambeysa."
[-alay, -ashay]
isdabaggal2 lay
isdabaggal2 shay
f.mg1"Nafley badan oo socota midba mid ka dambeysa."
Wadaag:
Socod nafley badan ay socoto oo midka mid ka dambeeyo.
m.l
Wadaag:
Cid, cid kaloo ka horreeysa gadashooda istaagid ama socosho.
Wax qarsoon, baaritaan qotodheer leh ku samayn.
f.g1
Wadaag:
Nafley midba midka kale gadaashiisa ku aaddin
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Baaris qoto dheer oo lagu sameeyo wax qarsoon oo la doonayo in la hubsado.
ld dabaggelid. Cidaan qaabilsan baaridda arrin la tuhunsanyahay in ay dhacday ama dhici doonta.
Ciidanka nabadsugidda qayb ka mid ah oo qabilsan la socoshada arrimaha dibloomaaysiyiinta.
m.l
Wadaag:
Wax isku qaldamid.
Laba wax ama ka badan jihooyin isku lid ah isu dhaafid. ld isdabammar2.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Isdhaafidda ay laba wax ama ka badan ay isu dhaafaan jihooyinka isku lid ah.
Khayaano. ld isdabammar1.
m.l
Wadaag:
Wax isku qaldid. ld isdabammari.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-alay, -ashay; -geli) U dh.: arrin u kuur gelid.
f.mg1
Wadaag:
(-alay, -ashay; -geli) Wax meel maray ama hirgalay ahaansho.
f.mg1
Wadaag:
eeg isdabamari. ld isdabamaris, isdabammarin, isdabam maris.
m.f.dh
Wadaag: