Qeexid
"Wax isku qaldid. ld isdabammari."
[-iyay, -isay]
isdabamar yay
isdabamar say
f.g2"Wax isku qaldid. ld isdabammari."
Wadaag:
eeg isdabamari. ld isdabamaris, isdabammarin, isdabam maris.
m.f.dh
Wadaag:
Wax isku qaldamid.
Laba wax ama ka badan jihooyin isku lid ah isu dhaafid. ld isdabammar2.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Isdhaafidda ay laba wax ama ka badan ay isu dhaafaan jihooyinka isku lid ah.
Khayaano. ld isdabammar1.
m.l
Wadaag:
Wax, wax kale weydaarin.
U d.: wax, wax kale dambeysiin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Nafley badan oo socota midba mid ka dambeysa.
f.mg1
-alay, -ashay
Wadaag:
Socod nafley badan ay socoto oo midka mid ka dambeeyo.
m.l
Wadaag:
Nafley midba midka kale gadaashiisa ku aaddin
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax la diiddanyahay maqalkiisa ismoogeysiin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Dhibaato iska badbaadin. ld isdifaac2.
f.mg1
-cay, -cday
Wadaag: