Qeexid

"ld isdaafac1."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga isdifaac oo kali ah:
  • Haddii aynu markii hore Gaarriye ku sheegnay mudduciga kiiskan oo muddaacalehuna ahaa Carraale, isdifaaca dambe ee Carraale wuxu noqonayaa mudduci-gawrac.
  • Muse oo farta ku fiiqey in arinkaan soo abaabuleen maamulka Somaliland, wadamo shisheeye iyo kooxihi ka qayb galey shirkii Asmara ayaa tibaaxay in maamulkiisa isdifaacayo isla markaasna dhul isagu leeyahay la haysan karin.