Qeexid
"Wax, wax ka qabashadoodu adag tahay awood isugu geyn."
[-ray, -rtay]
isfantatiir2 ay
isfantatiir2 tay
f.mg1"Wax, wax ka qabashadoodu adag tahay awood isugu geyn."
Wadaag:
Isugeynta awoodda qof awooddiisa geeyo wax wax kaqa-bashadiisu adagtahay.
m.l
Wadaag:
Xoog iyo dadaal badan iska doonid; istiilid. ld wantatiir2.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Wax caraysan iska dhigid (qof).
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
Sariir catiir ku samayn.
Xarig caw ka samayn.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
(c.nafl.) Nafley yar oo badda ku nool oo leh oogo jilicsan oo daldaloosha.
m.l
Wadaag:
Gudbinta faxalka ee laga soo qaado faxal sidaha geed loona gudbiyo fur ubo-ubaxda isla geedkaas.
m.dh
Wadaag: