Qeexid

"eeg isgaarsii."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga isgaarsiin oo kali ah:
  • Badi waxay ahaayeen buugaag farsamo oo la xiriira xirfaddii uu ku soo takhasusay, sida qalabka war-isgaarsiinta, kalluumaysiga, nabadgelyada badda iwm.
  • “Dhamaan Mujaahidiinta xaq u dirirka kama suurtowdo iney laayaan dadka waxgalka ah ee bulshada wax u qabanaya, waxaana ka danbeeya Itoobiya iyo inta raacsan” ayuu yiri Abuu Mansuur Roobow oo saxaafadda Muqdisho kula hadlayey qadka isgaarsiinta.