Qeexid

"Taageerada loo sameeyo cid, arrin ay wadato."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga isgarabtaag oo kali ah:
  • Guddoomiyaha Ururka Xisbul Islaam wuxuu sheegay in Ururkiisa uu diyaar u yahay inuu la midoobo Xarrakatul Shabaab, isagoo ugu baaqay Dowladda Soomaaliya inay ka laabtaan isgarabtaagga ciidamada AMISOM ayna kusoo biiraan Walaalahood.