Qeexitaan & Macnaha Ereyada Afka Soomaaliga
Qor erayga aad rabto, kaddibna hel macnahiisa!
isgoyn
Qaab-dhismeedka (Naxwe)
magac / noun
Fal / verb
Dheddig / feminine
Wadaag:
Erayada u qoraal eg: `isgoyn`
isgoyska
Qeexid
isgoyska dareenwadaha aragtida m.dh (isgoysyo ..., m.dh) (daaw.) Labada dareenwade ee aragtida oo mid il ka yimid meesha ay isku gooyaan oo ku beegan xarriiqda maskaxda kala barta una dhow qanjirdhiiqa “bitwitariga” dareenwada yaasha ka yimaada xuubka aragtida (reetina) dhankiisa sanka xiga ee il walba waxay kudarsamaan dareenwadayaasha ka yimaada xuubka aragtida (reetina) dhankiisa dibedda xiga ee isha kale. Cadadka aragtida oo ka sameysma isku darsankaas kaddib waxay kala nadan qoqob maskaxeedka jeegada ee labada dhinac.
Wadaag:
isgoo
Qeexid
(f.g) Qof jirkiisa meel ka mid ah wax af leh isaga jarid.
(f.mg) Qof cayilan isliska cajarradiisa uu isku liso awgeed la dhaawacmid.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.g
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
g (Gudbe) — Gudbe (transitive)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
dhajisgoyn
Qeexid
Daaweynta cudurka dhejiska.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
qasgoyn
Qeexid
eeg qasgoo.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.f.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
goyn
Qeexid
eeg goo. ld goys, goysmo.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.f.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag: