Qeexid

"Magac. ld isin."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga isim oo kali ah:
  • Ra’iisul wasaaraha dowladda KMG oo shir Guddoominayey kulankii maanta ayaa sheegay in aysan jirin khasare xalay ka soo gaaray ciidamada dowlada iyo kuwa Itoobiya weraradii xalay ee lagu qaaday fariisimo ay ku leeyihiin Muqdisho.
  • Kooxaha Mucaaridka ayaa la sheegayaa in ay labo garab ay u kala jabeen, taasoo sida muuqata fariisimo ka kala dhigtay Magaalooyinka Doxa iyo Casmara.