Qeexid
"Ka dhaxlidda wax sida foolxumo, qurux, geesinnimo iwm laga dhaxlo awoowyaashi hore."
"Ka dhaxlidda wax sida foolxumo, qurux, geesinnimo iwm laga dhaxlo awoowyaashi hore."
Wadaag:
Asalkii hore ee nafleydu ka soo farcantay.
Taranta laba tibxood iyo wixii ka badan.
m.l
Wadaag:
Cudur bushinta ku dhaca oo ay la caddaato.
Eed iyo ceebayn loo jeediyo cid fal xun ku kacday.
m.dh
Wadaag:
isir ay wadaagaan m.l (-rro ..., m.dh) (xis.) Tirada isir ahaan ay u wadaagaan laba ama dhowr tiro, tusaale ahaan 4 iyo 6 waa isirrada ay wadagan 24 iyo 36 (eeg qaybshaha ay wadaagaan).
Wadaag: