Qeexid
"(c.nafl.) Xayawaan badeed midabkiisa caddaan iyo casaan isugu jira yahay oo dusha qolof ku leh jirkiisuna xubno-xubno u qeybsanyahay."
Qeexid Xigta
(c.nafl.) Nafley badda ku jirta oo jaadad badan ah oo hilibkooda aad loo jeecelyahay; kaambe.