Qeexid

"ld ikhtilaaf1."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga iskhilaaf oo kali ah:
  • Dowladda Ethiopia xiriir toos ah ayey la leedahay dhammaan kooxaha iskhilaafsan iyo maamul goboleedyada.
  • Culumada isku xilqaantay inay dhexdhexaadiyaan dhinacyada Isbahaysiga ee iskhilaafsan ayaa waxay dhawaan sheegeen in qabsashada deegaanada cusub ay tahay xadgudub, isla markaana aan loo baahanayn in deegaano maamulo leh la qabsado.