Qeexid
"isku-go' f.mg1 (-'ay, -'day) (muus.) Wax dhawaaqooda ama ridimikood isku jaango'an; halcodlayn."
"isku-go' f.mg1 (-'ay, -'day) (muus.) Wax dhawaaqooda ama ridimikood isku jaango'an; halcodlayn."
Wadaag:
(kiim.) Atamyo isku curiye ah, oo iskaga mid ah tirada borotoonnada ee ku jira bu'da atamyada; laakiinse ku kala geddisan tirada niyuutaroonnada ee bu'da.
m.l
Wadaag:
(-nno, m.dh) (baay.) Marka la sharaxayo noole leh laba aliil oo isku mid ah oo ukumaya muuqal gaar ah shiiqiye iyo shiiqsane midkuu doono ha ahaadee.
m.l
Wadaag:
Laba walxood iwm isku abbaarmid.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
Isku abbaaridda ay laba shay ama kooxood isku abbaarmaan. ld aad1.
m.l
Wadaag:
go'doon2 f.mg1 (-oomay, -oontay; -oomi) Meel, wax aan la geli karin lagana bixi karin noqosho.
Wadaag: