Qeexid
"(-dad, m.l) Waxyaabaha isku midka ah."
"(-dad, m.l) Waxyaabaha isku midka ah."
Wadaag:
Isku abbaaridda ay laba shay ama kooxood isku abbaarmaan. ld aad1.
m.l
Wadaag:
Laba walxood iwm isku abbaarmid.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
Laba walxood ama ka badan isku abbaarid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
isku-go' f.mg1 (-'ay, -'day) (muus.) Wax dhawaaqooda ama ridimikood isku jaango'an; halcodlayn.
Wadaag:
Wax la isku aaddiyay ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
(kiim.) Atamyo isku curiye ah, oo iskaga mid ah tirada borotoonnada ee ku jira bu'da atamyada; laakiinse ku kala geddisan tirada niyuutaroonnada ee bu'da.
m.l
Wadaag:
(fiis.) Xariiq ku muujisan khariidad ama kaarto iskuna xidha baraha ama meelaha cadaadiskooda gibileed uu isku mid yahay.
m.l
Wadaag:
ld qaad 1. Geed caleentiisa, laamahiisa curdanka ah iyo diirkiisa la calashado oo lagu marqaamo.
Nooc.
Kala j.: kala duwan.
m.l
Wadaag:
Qaad cunid.
Ku j.: cid shaqo u xilsaarid.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
(-nno, m.dh) (baay.) Marka la sharaxayo noole leh laba aliil oo isku mid ah oo ukumaya muuqal gaar ah shiiqiye iyo shiiqsane midkuu doono ha ahaadee.
m.l
Wadaag:
(-do, m.l) Dhar culus, kor laga qaato oo lagu xarragoodo dhaxantana laga qaato; jubbad; koor.
m.dh
Wadaag:
Hab dhaqan-dhaqaale oo qof wax soo saarkiis ay cid kale ku nooshahay.
m.l
Wadaag: