Qeexid
"(-wayaal, m.l/dh) Qof mas'uul ah oo hawlaha hay'adda isku habeeya. ld isudduwe."
"(-wayaal, m.l/dh) Qof mas'uul ah oo hawlaha hay'adda isku habeeya. ld isudduwe."
Wadaag:
Waxyaabo kala jaad ah oo la isku qasay.
Isugeynta xisaab.
m.l
Wadaag:
I. ah: qof waayeelnimo awgeed garaadkiis isdhimay.
m.l.kh
Wadaag:
Wax si nidaam leh u socosho.
f.mg1
-cay, -cday
Wadaag:
Hab dhaqan-dhaqaale oo qof wax soo saarkiis ay cid kale ku nooshahay.
m.l
Wadaag:
I. ah: wax si nidaam leh oo aan kala go' layahan u socda.
m.l
Wadaag:
Ku faanidda darajo ama hanti ee qof kale leeyahay.
Laba curiye ama ka badan oo si falgal kiimikeed isugu taga.
m.l
Wadaag:
Cid maankeedu is dhintay noqosho.
f.mg1
-rmay, -rantay
Wadaag:
Geed iyo duddumo isku baxay.
Wax xubno kala jaad ah ka samaysan.
m.l
Wadaag:
iskudheg-bu'eed m.l (kiim.) Falgal bu'eed oo ka dhex dhaca bu' atameedyada fudud, ayna samaysanto bu' atameed culus oo la jirto tamar baxda oo laxaad weyn leh. Tamartaasi waxa sababa cufka lumay. ld isu dheg bu'eed.
Wadaag:
isku-go' f.mg1 (-'ay, -'day) (muus.) Wax dhawaaqooda ama ridimikood isku jaango'an; halcodlayn.
Wadaag: