Qeexid
"iskudheg-bu'eed m.l (kiim.) Falgal bu'eed oo ka dhex dhaca bu' atameedyada fudud, ayna samaysanto bu' atameed culus oo la jirto tamar baxda oo laxaad weyn leh. Tamartaasi waxa sababa cufka lumay. ld isu dheg bu'eed."
"iskudheg-bu'eed m.l (kiim.) Falgal bu'eed oo ka dhex dhaca bu' atameedyada fudud, ayna samaysanto bu' atameed culus oo la jirto tamar baxda oo laxaad weyn leh. Tamartaasi waxa sababa cufka lumay. ld isu dheg bu'eed."
Wadaag:
Ku faanidda darajo ama hanti ee qof kale leeyahay.
Laba curiye ama ka badan oo si falgal kiimikeed isugu taga.
m.l
Wadaag:
Geed iyo duddumo isku baxay.
Wax xubno kala jaad ah ka samaysan.
m.l
Wadaag:
(xis.) Summad x. Xisaabfalka labaale ee lagu helo taranka laba ama dhowr xaddi. Dhinac kale marka laga eego iskudhufashadu waa isugeyn soo noqnoqata. Tusaale ahaan, 3 x 4 = 3 + 3 + 3 + 3 = 12.
m.dh
Wadaag:
Waxyaabo kala jaad ah oo la isku qasay.
Isugeynta xisaab.
m.l
Wadaag:
Cid maankeedu is dhintay noqosho.
f.mg1
-rmay, -rantay
Wadaag:
(-wayaal, m.l/dh) Qof mas'uul ah oo hawlaha hay'adda isku habeeya. ld isudduwe.
m.l
Wadaag:
I. ah: qof waayeelnimo awgeed garaadkiis isdhimay.
m.l.kh
Wadaag:
isku-go' f.mg1 (-'ay, -'day) (muus.) Wax dhawaaqooda ama ridimikood isku jaango'an; halcodlayn.
Wadaag:
(xis.) Iskudhufa shada laba ama dhowr leeb. Taas oo loo qeexi karo laba siyaabood iyada oo loo eegayo in jawaabtu tahay leeb ama foolwaa midkood.
m.dh
Wadaag:
(-syo ..., m.dh) (kiim.) Molikuyuul atammadiisu yihiin qool xiran, sida bensiin ama saykaloohegsayn. Marka laba giraamood u xiriirsamaan hab ay wadaagaan laba atam, waxa ay noqdaan giraan dhalaashan. Naaftaliin waxa ay tusaale u tahay iskudhis giraan dhalaashan.
m.l
Wadaag:
(kiim.) Atamyo isku curiye ah, oo iskaga mid ah tirada borotoonnada ee ku jira bu'da atamyada; laakiinse ku kala geddisan tirada niyuutaroonnada ee bu'da.
m.l
Wadaag: