Qeexid
"(-rro, m.l) Waxyaabo kala jaad ah oo isku qasan."
"(-rro, m.l) Waxyaabo kala jaad ah oo isku qasan."
Wadaag:
isku-go' f.mg1 (-'ay, -'day) (muus.) Wax dhawaaqooda ama ridimikood isku jaango'an; halcodlayn.
Wadaag:
I. ah: derin ama harar la xiddeeyey.
Laba lammaanood oo goroyo ah.
m.l
Wadaag:
(-rro, m.l) Feer yarada geelu meesha ay ka haysato lafdhabarka hilibka ku yaal. ld dhuumato, hulkujire.
m.dh
Wadaag:
Neef xoolo ah ama haweenay dhashay iyadoo la nuugayo.
m.l
Wadaag:
iskuroor dhuun neefeed m.l (daaw.) Iskuroorka muruqyada dhuumaha neefta ee xiiqda (neefta) iyo dhuun neef holaca (bronkiitada).
Wadaag:
(kiim.) Atamyo isku curiye ah, oo iskaga mid ah tirada borotoonnada ee ku jira bu'da atamyada; laakiinse ku kala geddisan tirada niyuutaroonnada ee bu'da.
m.l
Wadaag:
Waxyaabo kala jaad ah oo la isku qasay.
Isugeynta xisaab.
m.l
Wadaag:
Inta uurka ku jirta, sida: beerka, kelyaha, caloosha iwm; uusley.
m.dh
Wadaag:
Ku faanidda darajo ama hanti ee qof kale leeyahay.
Laba curiye ama ka badan oo si falgal kiimikeed isugu taga.
m.l
Wadaag:
isir ay wadaagaan m.l (-rro ..., m.dh) (xis.) Tirada isir ahaan ay u wadaagaan laba ama dhowr tiro, tusaale ahaan 4 iyo 6 waa isirrada ay wadagan 24 iyo 36 (eeg qaybshaha ay wadaagaan).
Wadaag:
Asalkii hore ee nafleydu ka soo farcantay.
Taranta laba tibxood iyo wixii ka badan.
m.l
Wadaag: