Qeexid
"iskuroor dhuun neefeed m.l (daaw.) Iskuroorka muruqyada dhuumaha neefta ee xiiqda (neefta) iyo dhuun neef holaca (bronkiitada)."
"iskuroor dhuun neefeed m.l (daaw.) Iskuroorka muruqyada dhuumaha neefta ee xiiqda (neefta) iyo dhuun neef holaca (bronkiitada)."
Wadaag:
isku-go' f.mg1 (-'ay, -'day) (muus.) Wax dhawaaqooda ama ridimikood isku jaango'an; halcodlayn.
Wadaag:
Waxyaabo kala jaad ah oo la isku qasay.
Isugeynta xisaab.
m.l
Wadaag:
Ku faanidda darajo ama hanti ee qof kale leeyahay.
Laba curiye ama ka badan oo si falgal kiimikeed isugu taga.
m.l
Wadaag:
I. ah: derin ama harar la xiddeeyey.
Laba lammaanood oo goroyo ah.
m.l
Wadaag:
(kiim.) Atamyo isku curiye ah, oo iskaga mid ah tirada borotoonnada ee ku jira bu'da atamyada; laakiinse ku kala geddisan tirada niyuutaroonnada ee bu'da.
m.l
Wadaag:
Neef xoolo ah ama haweenay dhashay iyadoo la nuugayo.
m.l
Wadaag:
(-nno, m.dh) (baay.) Marka la sharaxayo noole leh laba aliil oo isku mid ah oo ukumaya muuqal gaar ah shiiqiye iyo shiiqsane midkuu doono ha ahaadee.
m.l
Wadaag:
Isku abbaaridda ay laba shay ama kooxood isku abbaarmaan. ld aad1.
m.l
Wadaag: