Qeexid
"Shanshada iyo bowdada ama tagoogda iyo cududda ee nafleyda."
"Shanshada iyo bowdada ama tagoogda iyo cududda ee nafleyda."
Wadaag:
Dareen iyo uurxumo gocasho ku dheehan tahay leh.
m.dh
Wadaag:
(-bo, m.l) Calaamad ka kooban laba xariiqood oo dhexda si qumaati ah isaga goya; laanqayr. ld istallaab.
m.dh
Wadaag:
Dhis ama wax korka la iska saarsaaray oo kor loo dheereeyey.
Dhis lagu muuneeyo oo lagu xusuusto wax dhacay oo taariikh leh, ama qof, wax weyn oo waxtar ah, oo aan la illawi karin, dadkiisa ama dalkiisa u sameeyey.
m.dh
Wadaag:
Uurkutaallo dareemid.
f.mg3
-ooday, -ootay
Wadaag:
(-wyo, m.dh) (baay.) Isku beddelka qaybo ka mid ah koromo taydhyada u dhexeeya. Koromosoomyo isku mid ah.
m.l
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Tuuryo kor loo gamo oo meel fog la gaarsiyo.
m.dh
Wadaag:
isku-go' f.mg1 (-'ay, -'day) (muus.) Wax dhawaaqooda ama ridimikood isku jaango'an; halcodlayn.
Wadaag:
(nax.) Curiyeyaal hawshoodu tahay in ay isku xiriiriyaan ereyada hadalka, waxayna u kala baxaan labo koox: “xiriiriyeyaal” iyo “horyaa- layaal”.
m.dh
Wadaag:
Neef xoolo ah ama haweenay dhashay iyadoo la nuugayo.
m.l
Wadaag: