Qeexid

"Qof islaan ka dhigid."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga islaami oo kali ah:
  • Beryahanba waxa Yemen ka jiray dagaal u dhaxeeya maraykanka iyo ururada Islaamiga ah taasoo keentay weeraro iyo qaraxyo ka dhaca dalkaasi.
  • Warku wuxuu intaa ku darayaa in ciidamadii ku sugnaa xeryaha Moode Moode iyo Manaas ay sidoo kale u soo guureen Maaya Fuulka oo xarun ay ka sameysteen, taasoo ka danbeysay kadib markii Malishiyaadka Maxkamadaha Islaamiga ay ku soo dhowaadeen goobahaas.