Qeexid

"Diinta nebi maxamed loo soo dhiibay oo muslimiintu haystaan."

Qeexid Kale

(-nno/-aammo, m.dh) Qof madaxnimo beeleed loo doortay. 4. Nin da'weyn.

Qeexid Xigta

I. ah: qof diinta nebi Maxamed rumeysan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga islaan oo kali ah:
  • Waydiimahaa iyo qaar kale oo badan ayuu haragga isaga sii saaray intiiuu gaadhayay maqaaxi ay islaan suxul baruur ahi haysatay oo uu fadhiisan jiray.
  • Bedel cinwaanka oo dheh Marwo, qof dumar ah, Islaan, IWM.