Qeexid
"Meel nabad ka dhalasho."
[-xay, -xday]
islaax2 ay
islaax2 day
f.mg1"Meel nabad ka dhalasho."
Wadaag:
(f.g) Hagaajin;dhul in wax lagu beero u diyaarin.
(f.mg) Nabad ka a.: nabad dhax dhigid.
f.g
-xay, -xday
Wadaag:
Diinta nebi maxamed loo soo dhiibay oo muslimiintu haystaan.
I. ah: qof diinta nebi Maxamed rumeysan.
(-nno/-aammo, m.dh) Qof madaxnimo beeleed loo doortay. 4. Nin da'weyn.
m.l
Wadaag:
Muslim ahaansho.
Qof madaxnimo beeleed loo doortay ahaansho.
m.dh
Wadaag:
Wax indhaha ka batay rabiddii loo qabay lumid.
Wax si aad ah u baryid.
f.mg1
-xay, -xday
Wadaag:
Wax xoo-daamin.
Derbi la dhisay dusha ka simid.
f.g1
-xay, -xday
Wadaag:
Dareen xishood leh oo falxun oo la samayn lahaa lagaga baaqdo.
m.l
Wadaag: