Qeexid
"Dareen xishood leh oo falxun oo la samayn lahaa lagaga baaqdo."
"Dareen xishood leh oo falxun oo la samayn lahaa lagaga baaqdo."
Wadaag:
Dareen aan caadi ahayn oo ka dhasha dhacdo lamafilaan ah.
m.l
Wadaag:
(-bo, m.dh) (bot.) Dhir kulaalay geedaha waaweyn saarata ama kuboodda oo caan ku ah kaymaalayda badhaalaha.
m.dh
Wadaag:
Diinta nebi maxamed loo soo dhiibay oo muslimiintu haystaan.
I. ah: qof diinta nebi Maxamed rumeysan.
(-nno/-aammo, m.dh) Qof madaxnimo beeleed loo doortay. 4. Nin da'weyn.
m.l
Wadaag:
Qab weyni laysu qabo.
Marka la amminsanyahay in dalka ama qolada laga tirsanyahay ay ka wanaagsanyihiin, muhimmadna ka leeyihiin waxa kale oo dhan.
m.dh
Wadaag:
Muslim ahaansho.
Qof madaxnimo beeleed loo doortay ahaansho.
m.dh
Wadaag:
(baay.) Isdhexgal ka dhex dhaca laba noole oo sinyjiyo kala duwan ah. Erayga islanoolaanshaha badanaa waxa lagu xaddiddaa isdhexgalka labada sinjiba faa'iido ka helayaan. Laakiin waxa kale oo loo adeegsadaa xidhiidhka kale oo ku dhow sida wada noolaanshaha.
m.l
Wadaag: