Qeexid

"isle'eg dhab ah m.dh (-gyo ..., m.dh) (xis.) Nooc ka mid isle'eg xigsineed taas oo wadarta xigsineed ee fansaar uu le'eg yahay eber."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga isle oo kali ah:
  • Rudi Voeller, waxaa farxad-gelin lahayd oo aan mashaqadani ku habsateen, keliya hadduu haysto ciyaartoyga kala ah; Ballack, Sebastian Deisler, Jens Nowotny iyo Mahmet Scholl.
  • Waxaa shaki ku jirin in dadka deegaanku badankoodu aysan u bisleyn Geedaha oo nolosha iyo deegaankaba qeyb ka ah, islamarkaasna inta badan dadka mashaariicda qaata aysan sidii la rabey u fulin mashaariicda muhiimka ah ee Ummadda dani ugu jirto.