Qeexid
"Qof wax maahsan iska dhigid."
[-iyay, -isay]
ismaah yay
ismaah say
f.mg2"Qof wax maahsan iska dhigid."
Wadaag:
Wax maahsan ka dhigid; is m.: qof caqligiisu maqanyahay iska dhigid; is khaafin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Caro darteed wax la kala garan waayid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
ismale'eg m.dh (-gyo, m.dh) (xis.) Weedh xisaabeed sheegaysa in tibaaxi ay ka weyntahay ama ay ka yartahay tibaax kale qiime ahaan. Waxa la adeegsadaa summaddahan > iyo <. x > y, waxa loo akhriyaa “x waa ay ka weyntahay y”, iyo x < y waxa loo akhriyaa “x waa ay ka yartahay y”. Summadda >= waa ka weyn ama le'eq, summadda <= waa ka yar ama le'eq.
Wadaag:
Xarrago iyo jiljileec aan la lahayn iska raadin.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
Isfahmiwaayid laba qof ama ka badan ka dhex dhacda.
m.l
Wadaag:
Laba qof ama ka badan isfahmiwaayid.
f.mg1
-fay, -ftay
Wadaag:
Isku muujinta la isku muujiyo wax aan la ahayn iyadoo xaqiiqadii la qarinaayo.
m.l
Wadaag:
Hadba si isu muujin iyadoo runtii la qarinaayo.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
(baay.) Nooc nafaqada ka mid ah taas oo ah tamar laga soo dhiraandhiriyey qaadashada iyo dheefshiidka walxo organigga ah; caadi ahaan nudo xayawaan ama geed. Maxsuulka burburay ee dheefshiidka ayaa loo isticmaalaa samaynta walxaha orgaanigga ah ee uu u baahanyahay nooluhu. Xayawaanka oo dhami waxay cuntadooda ku helaan tabtan.
m.l
Wadaag:
Xishood badan oo ismacnayni ku jirto yeelasho. ld ismashanshuur2.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag: