Qeexid
"Isfahmiwaayid laba qof ama ka badan ka dhex dhacda."
"Isfahmiwaayid laba qof ama ka badan ka dhex dhacda."
Wadaag:
Laba qof ama ka badan isfahmiwaayid.
f.mg1
-fay, -ftay
Wadaag:
Is waydaarka ay labo waxyaabood ama ka badan ay jahooyin kala duwan isu weydaartaan dhawr jeer.
m.l
Wadaag:
Is m.: is afgaranwaayid, isku khilaafid.
f.g1
-fay, -ftay
Wadaag:
Faragelinta idan la'aan lagu sameeyo wax qof kale leeyahay.
ld gacandhaaf.
m.l
Wadaag:
Hadal dagaal ku jiro oo laba qof ama ka badan dhexmara.
m.l
Wadaag:
F. ah: weel qaadkiisa badar ka badan lagu shubay.
m.l.kh
Wadaag:
Xoolo kolkii ay cabbi jireen dhaafay oo aad u oomman.
m.l
Wadaag:
Geed dheer oo qodax leh oo dhala miro midab huruud ah leh oo la cuno dhexdana ku leh laf qodaxyo leh.
Miraha geedkaas dhala. ld isboondheys
m.l
Wadaag:
Qof wax maahsan iska dhigid.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
Caro darteed wax la kala garan waayid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
ismale'eg m.dh (-gyo, m.dh) (xis.) Weedh xisaabeed sheegaysa in tibaaxi ay ka weyntahay ama ay ka yartahay tibaax kale qiime ahaan. Waxa la adeegsadaa summaddahan > iyo <. x > y, waxa loo akhriyaa “x waa ay ka weyntahay y”, iyo x < y waxa loo akhriyaa “x waa ay ka yartahay y”. Summadda >= waa ka weyn ama le'eq, summadda <= waa ka yar ama le'eq.
Wadaag: