Qeexid
"Laba qof ama ka badan isfahmiwaayid."
[-fay, -ftay]
ismaandhaaf2 ay
ismaandhaaf2 tay
f.mg1"Laba qof ama ka badan isfahmiwaayid."
Wadaag:
Isfahmiwaayid laba qof ama ka badan ka dhex dhacda.
m.l
Wadaag:
Is m.: is afgaranwaayid, isku khilaafid.
f.g1
-fay, -ftay
Wadaag:
(f.g) Laba wax ama ka badan oo jihooyin kala duwan u socda isweydaarasho.
(f.g) Laba ama ka badan oo wax isku hayey isnabadgelin.
(f.mg) Cid waalasho.
f.mg1
-fay, -ftay
Wadaag:
Laba waxyaabood ama ka badan jahooyin kala duwan dhawr jeer isu weydaarasho.
f.g1
-fay, -ftay
Wadaag:
Wax dad kale leeyahay idin la'aan faragelin.
f.g1
-fay, -ftay
Wadaag:
Hadal dagaal ku jiro laba qof ama ka badan dhex marid.
f.mg1
-fay, -ftay
Wadaag:
Wax muggiisa badar ka badan lagu shubay noqosho (weel).
f.mg1
-fay, -ftay
Wadaag:
Xoolo kalkii ay ku cabbi jireen dhaafid.
f.mg1
-fay, -ftay
Wadaag:
Geed dheer oo qodax leh oo dhala miro midab huruud ah leh oo la cuno dhexdana ku leh laf qodaxyo leh.
Miraha geedkaas dhala. ld isboondheys
m.l
Wadaag:
Qof wax maahsan iska dhigid.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
Caro darteed wax la kala garan waayid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
ismale'eg m.dh (-gyo, m.dh) (xis.) Weedh xisaabeed sheegaysa in tibaaxi ay ka weyntahay ama ay ka yartahay tibaax kale qiime ahaan. Waxa la adeegsadaa summaddahan > iyo <. x > y, waxa loo akhriyaa “x waa ay ka weyntahay y”, iyo x < y waxa loo akhriyaa “x waa ay ka yartahay y”. Summadda >= waa ka weyn ama le'eq, summadda <= waa ka yar ama le'eq.
Wadaag: