Qeexid
"eeg ismaandhaaf2."
"eeg ismaandhaaf2."
Wadaag:
Isfahmiwaayid laba qof ama ka badan ka dhex dhacda.
m.l
Wadaag:
Laba qof ama ka badan isfahmiwaayid.
f.mg1
-fay, -ftay
Wadaag:
Is m.: is afgaranwaayid, isku khilaafid.
f.g1
-fay, -ftay
Wadaag:
Laba wax oo jihooyin kala duwan u socda isweydaarin.
Wax khaldid.
Cid waalid. 4. Jirro qof haysay mid kale ku wareejin iyada oo sixir la adeegsanaayo.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Geed dheer oo qodax leh oo dhala miro midab huruud ah leh oo la cuno dhexdana ku leh laf qodaxyo leh.
Miraha geedkaas dhala. ld isboondheys
m.l
Wadaag: