Qeexid

"ld ismoodsiin."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ismoodsiis oo kali ah:
  • Laakiin haddana khasab ma aha isku qabsiga mar walba in ay godobi ku jirto; waxaa jiri kara qalad dhacay iyo ismoodsiis ay labada dhinacba ka eed la yihiin.
  • Waa dawladnimo ismoodsiis ah iyo ismoodsiis dawladnimo ah.