"eeg ismutux. ld ismu-tuxis2."
Wadaag:
Qof meel aan looga baahneyn isa soo taagid.
f.mg2
-iyay, -isay
eeg ismutuxi. ld ismu-tuxis1.
m.f.dh
Meel fagaara ah, keli ahaan fikrad aan lagula qabin isla soo taagid.
f.mg1
-xay, -xday
ld ismutuxin.
m.l
ld ismutuxid.
ld matixid, mutixid.
I. ah: laba wax oo isku fir ah.
m.l.kh