Qeexid
"Duco Ilaah lagu weyddiisto dembi dhaafid."
"Duco Ilaah lagu weyddiisto dembi dhaafid."
Wadaag:
Waqti dabayl xoog leh oo siigo xambaarsan jirto. ld astaaqfurow, istaaqfurlow.
m.l
Wadaag:
Duco Ilaah lagu wayddiisto dembi dhaaf. ld istaaqfurullahi.
m.l
Wadaag:
Jirka oo ligan lugaha meel ku hayn.
Socod ka joojin ahaasho.
f.mg1
-gay, -gtay
Wadaag:
(-jyo, m.dh) (baay.) Booli-sakraydh ka kooban saamiyo kala duwan oo leh gulukows, boolimeer, amilows iyo amilobektin. I.ka badanaa waxa laga helaa dhirta, gaar ahaan, xiddiddada, tuyuubarka, iniinyaha iyo khudaarta, sida kaarbohaydrayt tamar kayd. Haddaba i.ku wuxuu xayawaanka u yahay il tamareed. Marka la dheefshiido marka u dambaysa waxa laga helaa gulukows. Xubuubka s.ku kuma milmaan biyaha qabow, laakiinse haddii la kululeeyo ay burburaan oo waxay sameeyaan milan isjiidanaya.
m.l
Wadaag:
Wax hoos yiil kor u qaadid iyadoo la taagayo.
Wax socday joojin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Ilaah dembi dhaaf wayddiisasho.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
(-yayaal, m.l) Fagaaro loo habeeyey in lagu qabto tartamada ciyaaraha.
m.dh
Wadaag: