Qeexid
"(-syo, m.dh) (baay.) Qayb ka tirsan kooxda baktiiriyada garaam bositifka ah oo qaab wareeg ah leh sida silsiladdana u sameysma qaybo ka mid ah ayan cudur keenin qaarna waa cudur wadayaal."
"(-syo, m.dh) (baay.) Qayb ka tirsan kooxda baktiiriyada garaam bositifka ah oo qaab wareeg ah leh sida silsiladdana u sameysma qaybo ka mid ah ayan cudur keenin qaarna waa cudur wadayaal."
Wadaag:
(-nno, m.dh) (daaw.) Dawo laga soo saaray baktiiriyada la yiraahdo “streptomyces riseus” oo lagu daweeyo infekshinno ay keenaan baktiiriyaal kala duwan.
m.l
Wadaag:
(-syo, m.dh) (baay.) Qayb ka tirsan kooxda baktiriyada ee garaambositiifka ah. Wuxu leeyahay qaab wareeg oo isugu urura xirmooyin laamaha canabka u eg. Noocyo ka mid ah cudur ma keenaan qaarna waa deris ku nool. Noocyo badanna waxay soo daayaan sun.
m.l
Wadaag:
(-do, m.l) Qorshe loo dejiyo in lagu maamulo hawl gaashaandhig, siyaasad, ama dhaqaale. ld istaraatiijiyo.
m.dh
Wadaag:
Wax istareex ku jiro ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
(-jyo, m.dh) (baay.) Booli-sakraydh ka kooban saamiyo kala duwan oo leh gulukows, boolimeer, amilows iyo amilobektin. I.ka badanaa waxa laga helaa dhirta, gaar ahaan, xiddiddada, tuyuubarka, iniinyaha iyo khudaarta, sida kaarbohaydrayt tamar kayd. Haddaba i.ku wuxuu xayawaanka u yahay il tamareed. Marka la dheefshiido marka u dambaysa waxa laga helaa gulukows. Xubuubka s.ku kuma milmaan biyaha qabow, laakiinse haddii la kululeeyo ay burburaan oo waxay sameeyaan milan isjiidanaya.
m.l
Wadaag:
Jirka oo ligan lugaha meel ku hayn.
Socod ka joojin ahaasho.
f.mg1
-gay, -gtay
Wadaag:
Wax hoos yiil kor u qaadid iyadoo la taagayo.
Wax socday joojin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: