Qeexid

"Wax istareex ku jiro ahaansho."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga istareexsan oo kali ah:
  • Maqaaxida oo ahayd meherrad xoog iyo xoolo door ahiba galeen, haddana ragii lahaa ayaa la sheegay in ay ku istareexsan yihiin baaba’a meherradooda.