Qeexid
"Xukun qasab ah ummad kula kicid iyadoo xaqooda la duudsinayo."
Qeexid Xigta
Cid addoon-sasho.
[-saday, -satay]
isticmaars aday
isticmaars atay
f.g3"Xukun qasab ah ummad kula kicid iyadoo xaqooda la duudsinayo."
Cid addoon-sasho.
Wadaag:
(-rro, m.dh) (siyaa.) Hab waddan quwad lehi uu ku xukumo waddan kale aan awood lahayn, isaga oo isticmaalaya kheyraadkiisa, si uu u kordhiyo awooddiisa.
m.l
Wadaag:
eeg isticmaarso. ld isticmaarsad, isticmaarsi.
m.f.dh
Wadaag:
(-llo, m.dh) Adeegsiga shey loo adeegsado waxa lagu qaban karo.
m.l
Wadaag:
Salaad sunno ah, soon iyo ducooyin loo sameeyo muraad adkaaday in Eebbe sahlo.
m.dh
Wadaag:
Biyo yar oo lagu darbado.
Nadiifinta la nadiifiyo xubnaha saxarada iyo kaadidu ka timaado.
m.dh
Wadaag:
Xubnaha saxarada iyo kaadidu ka timaaddo nadiifin.
f.mg3
-ooday, -ootay
Wadaag:
Karti iyo dadaal dheeraad ah oo lagu fuliyo hawl qabashadeedu dhib tahay.
m.l
Wadaag:
Hawl qabashadeedu dhib tahay karti iyo dadaal dheeraad ah ku fulin.
f.mg1
-iilay, -iishay
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Qoraal lagu codsanayo xil ka degid. ld istiqaalad.
m.dh
Wadaag: