Qeexid
"Karti iyo dadaal dheeraad ah oo lagu fuliyo hawl qabashadeedu dhib tahay."
"Karti iyo dadaal dheeraad ah oo lagu fuliyo hawl qabashadeedu dhib tahay."
Wadaag:
Hawl qabashadeedu dhib tahay karti iyo dadaal dheeraad ah ku fulin.
f.mg1
-iilay, -iishay
Wadaag:
(-lal, m.l) Meesha yar oo godka xabaasha dhinaceeda hoose ku taal oo qofka dhintay la dhigo.
m.l
Wadaag:
Fal u dhigma xumaan ama wanaag la gaystey.
ld istaahilid.
m.l
Wadaag:
Biyo yar oo lagu darbado.
Nadiifinta la nadiifiyo xubnaha saxarada iyo kaadidu ka timaado.
m.dh
Wadaag:
(kiim.) Summad: sb. Bir wiriqle ah midabkeeduna yahay caddaan qalin ah kana tirsan ururka V ee tusaha kalgalka curiyeyaasha. Waxa loo helaa curiye ahaan, ogsaydh ahaan ama salfaydh ahaan (istibnayt, Sb2S3). Culays-atam: 121.75; tiro-atam: 51.
m.dh
Wadaag:
(-llo, m.dh) Adeegsiga shey loo adeegsado waxa lagu qaban karo.
m.l
Wadaag:
Xubnaha saxarada iyo kaadidu ka timaaddo nadiifin.
f.mg3
-ooday, -ootay
Wadaag:
(-rro, m.dh) (siyaa.) Hab waddan quwad lehi uu ku xukumo waddan kale aan awood lahayn, isaga oo isticmaalaya kheyraadkiisa, si uu u kordhiyo awooddiisa.
m.l
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Qoraal lagu codsanayo xil ka degid. ld istiqaalad.
m.dh
Wadaag:
Salaad sunno ah, soon iyo ducooyin loo sameeyo muraad adkaaday in Eebbe sahlo.
m.dh
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Cad yar oo mara ah oo wax lagu tirtiro.
m.dh
Wadaag: