Qeexid

"(-ooyin, m.l) Qoraal lagu codsanayo xil ka degid. ld istiqaalad."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga istiqaalo oo kali ah:
  • Shariif waxaan la kulmay xalay waxaana u sheegay in aanan anigu keenin Istiqaalo sidaa daraadeedna ay sharci-daro tahay inuu ku dhawaaqo in xilka la iga qaaday, wuuna iga diiday" ayuu yiri Cumar C/rashiid.