Qeexid

Madax bannaani; xorriyad.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga istiqlaal oo kali ah:
  • “Tan iyo markii Soomaalidu Istiqlaalka qaadatay, waxay noqotay meel kolba ciddii joogtaa ay aragtideeda ku dabbaqdo,” ayuu yidhi.
  • “Tan iyo markii Soomaalidu Istiqlaalka qaadatay, waxay noqotay meel kolba ciddii joogtaa ay aragtideeda ku dabbaqdo,” ayuu yidhi.