Qeexid
"(-ooyin, m.l) Cad yar oo mara ah oo wax lagu tirtiro."
"(-ooyin, m.l) Cad yar oo mara ah oo wax lagu tirtiro."
Wadaag:
eeg isticmaarso. ld isticmaarsad, isticmaarsi.
m.f.dh
Wadaag:
(siyaa.) Qorshe la qabto si loo gaaro himilo, gaar ahaan siyaasadda, dagaalaha, ganacsiga.
(siyaa.) Qorshe xirfadeed in lagu meeleyo ciidan iyo hubka, si loo helo guusha ama faa'idada ugu fiican.
m.dh
Wadaag:
Biyo yar oo lagu darbado.
Nadiifinta la nadiifiyo xubnaha saxarada iyo kaadidu ka timaado.
m.dh
Wadaag:
Hawl qabashadeedu dhib tahay karti iyo dadaal dheeraad ah ku fulin.
f.mg1
-iilay, -iishay
Wadaag:
Xubnaha saxarada iyo kaadidu ka timaaddo nadiifin.
f.mg3
-ooday, -ootay
Wadaag:
Karti iyo dadaal dheeraad ah oo lagu fuliyo hawl qabashadeedu dhib tahay.
m.l
Wadaag:
(-rro, m.dh) (siyaa.) Hab waddan quwad lehi uu ku xukumo waddan kale aan awood lahayn, isaga oo isticmaalaya kheyraadkiisa, si uu u kordhiyo awooddiisa.
m.l
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Qoraal lagu codsanayo xil ka degid. ld istiqaalad.
m.dh
Wadaag: