Qeexid
"Xus dhaqameed weyn oo ula la isla dhaco oo sanadkiiba mar lagu qabto magaalada Afgooye."
"Xus dhaqameed weyn oo ula la isla dhaco oo sanadkiiba mar lagu qabto magaalada Afgooye."
Wadaag:
(-ryo, m.dh) (kiim.) Nooc iskudhis orgaanig ah oo ku samaysma falgal dhexmara asiidh iyo alkohool.
m.l
Wadaag:
istoy kiyoometri m.l (-iyo, m.dh) (kiim.) Saamiga isu beegma ee curiyeyaasha marka iskudhisyadu samaysmayaan ama walxuhu isla falgalayaan.
Wadaag:
(-yayaal, m.l/dh) Qol ama ka badan oo wararka, filmada iwm lagu duubo ama lagu keydiyo.
m.l
Wadaag:
(-gyo, m.dh) Xirmo ka kooban toban baakad oo sigaar ah.
m.l
Wadaag:
Biyo yar oo lagu darbado.
Nadiifinta la nadiifiyo xubnaha saxarada iyo kaadidu ka timaado.
m.dh
Wadaag: