Qeexid
(-wayaal, m.l/dh) ld iskudduwe.
(-wayaal, m.l/dh) ld iskudduwe.
magac / noun
Lab / masculine
m.l
Qeexid: (-wayaal, m.l/dh) Qof mas'uul ah oo hawlaha hay'adda isku habeeya. ld isudduwe.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: isu ekaansho m.dh Isbarbardhig ama isku ekaansho ka dhexeysa laba shay, taaso isaga mid yihiin hal dariiqo. “Isu-ekeyn” waa marka aad is barbardhigtid laba shay, si aad u sharaxdid ama aad u fahamtid waxa ay yihiin.
Qeexid: isu'eg m.l (-gyo, m.dh) (xis.) Laba ama dhowr shaxan oo u kala duwan iskeel ahaan, hase yeeshee qaab ahaan aan u kala duwaneyn. Laba shaxan joometeri waa ay isu egyihiin haddii midkood uu yahay kan kale oo la weyneeyay. Geesooleyaasha isu'eg waxa ay leeyihiin xaglo gudboon oo isle'eg iyo dhinacyo isku aaddan oo saamiggal isu ah.
m.l
Qeexid: (nax.) Labo curiye oo aan is qaban karin oo midba midka kale aan u oggolaanayn in ay iskula jiraan hal meel.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: isudhigan kiimikeed m.l (-dyo, m.dh) culays isudhigan.