Qeexid
"Si dhagso leh nafley u gawracid."
[-saday, -satay]
isugujoogs aday
isugujoogs atay
f.g3"Si dhagso leh nafley u gawracid."
Wadaag:
Socod joojin.
Fadhi ka istaagid.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Socod hadba meel istaagid.
Ku j.: qof dhulka jiifa oo muruq hayo si turaal ah ugu istaagid.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Laba tiro ama ka badan iskudarid.
Dhibaato is badid.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
Laba tiro ama ka badan isku darid.
f.g2
-geeyay, -geysay
Wadaag:
(xis.) Astaanta +. Xisaabfalka la isugu keeno laba ama dhowr xaddi si ay u sammeeyaan xaddi kale oo lagu maga-caabo wadar.
m.l
Wadaag: