Qeexid
"(nax.) Curiyeyaal weerta oo isku waafaqa xagga caynta tirada iwm. Tus. “Inantu dawo ayay cabtay”, “Inanku dawo ayuu cabay”."
"(nax.) Curiyeyaal weerta oo isku waafaqa xagga caynta tirada iwm. Tus. “Inantu dawo ayay cabtay”, “Inanku dawo ayuu cabay”."
Wadaag:
Wax, wax kale raacsan ahaansho.
f.g4
-naa, -nayd
Wadaag:
eeg isdhaaf dhaafsan. ld isdhaafdhaafsanaansho isdhaafdhaafsanaansho m.l/dh ld isdhaaf dhaafsanaan.
m.f.dh
Wadaag: