Qeexid

"Iska-horimaad; isdhaaf."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga isweydaar oo kali ah:
  • Sida ay sheegayaan wararku dagaal qadhaadh ayaa ka socda daafaha magaalada, iyadoo la maqlayay gurxanka iyo gariirka hubka iyo gantaalaha la isweydaarsanayo, iyadoo ciidamada Ciraaqiyiintuna ay u babac dhigayaan duulaanka Maraykanka.
  • Intii ay qabsoomeen laba kulan oo ahaa aqoon-isweydaarsiga horumarinta, waxaa ka mid ahaa qodobadii lagu soo qaaday; waa maxay dawladi iyo waa maxay tilmaaha dawlad wanaagsan?