Qeexid

"Siin iyo qaadasho."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga isweydaarsi oo kali ah:
  • Berbera (Haatuf): Aqoon isweydaarsi lagaga hadlayo sidii loo balaadhin lahaa biyaha magaaladda Berbera ayaa shalay gala furay aqalka martida ee magaalada Berbera.
  • Agaasimaha Idaacada Banaadir Axmed Nuur Cali Dhegweyn oo ka hadlay furitaankii Aqoon isweydaarsigaasi ayaa sheegay in qabashada siminaarkaasi uu yahay sidii kor loogu qaadi lahaa Aqoonta Saxafiyiinta ka shaqeysa Idaacada Banaadir.