Qeexid

"itaal birlabeed m.l (-dyo, m.dh) (fiis.) Summad H. Xaddi leeb laguna qeexo bar gaar ah ku taal badad birlabeed keenaysana cabbirka qaybta cufnaan burqaad birlabeedka (B), xorna ka ah dhextaalka ay ku falmayaan xoogagga badada birlabeed. Waxa lagu cabbiraa halbeegga (A/m)."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga itaal oo kali ah:
  • Isbitaalka Madiina oo la dhigay 32-qof Isbitaalka Madiina oo ka mid ah Isbitaallada ka furan Muqdisho ayaa la dhigay ku dhawaad 32-qof oo qaba dhaawacyo kala duwan, kuwaasoo ka dhashay weerarro xalay iyo maanta ka dhacay caasimadda Somalia ee Muqdisho.
  • Isbitaalkii Furqaan iyo masjidka Buulo shiidle inkastoo laamiga dhankiisa Yaaqshiid ay wiilashu xabadu ku heshay.