Qeexid
"Tabar leh noqosho."
[-aalay, -aashay]
itaal3 alay
itaal3 ashay
f.mg1"Tabar leh noqosho."
Wadaag:
itaal birlabeed m.l (-dyo, m.dh) (fiis.) Summad H. Xaddi leeb laguna qeexo bar gaar ah ku taal badad birlabeed keenaysana cabbirka qaybta cufnaan burqaad birlabeedka (B), xorna ka ah dhextaalka ay ku falmayaan xoogagga badada birlabeed. Waxa lagu cabbiraa halbeegga (A/m).
Wadaag:
itaal iftiimeed m.l (-dyo, m.dh) Burqad iftiimeedka ku abbaaran dul yar oo jiho gaar ah kaga yaal il-ilays ku ligan jihadan.
Wadaag:
(fiis.) Summad 'I' (jabaq). Dhakhsaha ay tamarta jabaqda ku dhexmarto halbeeg bed ah oo ku ligan foolkabaahidda hirarka jabaqda. Itaalku waxa uu saamiggal quman la yahay laba jibaarka qotonka gariirka hawada. Halbeegga taalka waa desibal. b) eeg itaalka birlabeed. t) eeg itaalka danabka. j) eeg itaalka iftiimeed.
m.l
Wadaag:
U i.: wax xoog ku maquunin.
f.mg3
-gtay, -gatay
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Waxtar; tural; dhimris; jimic; gargaar; tabantaabo; ititibo.
m.dh
Wadaag:
(-llo, m.dh) Meesha dadka jirran lagu daaweeyo lana seexiyo. ld cisbitaal, cusbitaal.
m.l
Wadaag:
Cid liidata taakuleyn. ld itataabi.
f.g2
-beeyay, -baysay
Wadaag:
Nin guursadey xoolo siin. ld kaali.
f.g1
-aalay, -aashay
Wadaag: