Qeexid

"(-rro, m.dh) (kiim.) Nooc iskudhis organig ah oo leh kooxda -O-. Iteryada fududi waxay leeyihiin naaneysta R-O-R', halkas oo R iyo R' ay yihiin kooxo alkayl ama arayl ah oo aan ahayn iskumid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine